Al Shabaab oo saakay dagaal kula wareegtay degmo ay gacanta ku hayeen ciidanka dowlada

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa saakay aroortii weerar culus ku qaaday degmada Raaga Ceelle ee gobolka Shabeelaha Dhaxe ,hakaas ay gacanta ku hayeen ciidanka dowlada Soomaaliya. Sida aan wararka ku helnay dagaalyahanada Al Shabaab ayaa weerar ku bilaabay saldhigyo ay lahaayeen ciidanka dowlada , waxaana halkaasi ka dhacay dagaal culus oo … Continue reading Al Shabaab oo saakay dagaal kula wareegtay degmo ay gacanta ku hayeen ciidanka dowlada